Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maraykanka oo ka digay weerarro  cusub oo lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Maraykanka oo ka digay weerarro  cusub oo lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Mareykanka ayaa bilaabay heerkii ugu dambeeyay ee hawsha daad –gureynta dadka  ee ka socotay  Garoonka diyaaradaha Kabul, iyagoo ka digay weerar suuragal ah in saacadaha soo socda lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul.

Safaaradda Mareykanka ee Kabul ayaa  maanta oo Axad ah soo saartay digniin cusub, iyadoo ugu baaqday muwaadiniinteeda inay degdeg uga baxaan agagaarka Garoonka Diyaaradaha Kabul sababo la xiriira khatar laga filankaro kooxaha argagixisada ah.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

Safaaradda Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in muwaadiniinta  ay iska ilaaliyaan aadida Garoonka Diyaaradaha Kabul.

Shabakadda  POLITICO oo soo xiganaysa sarkaal ka tirsan Pentagon -ka  Mareykanka ayaa sheegtay in digniinta safaaradda Mareykanka ee Kabul ay timid kadib markii ay soo gaartay hanjabaadyo la xariira qarxiyo iyo weerarro lagu qaado meelaha ay ku suganyahiin Ciidamada Mareykanka.

Sarkaalka ayaa intaas ku daray in ku dhawaad ​​kun qof oo Rayid ah ay ku hareen Garoonka Diyaaradaha,  halka Ciidamada Mareykankana ay galeen heerkii ugu dambeeyay ee daadgureynta muwadiniintooda iyo dadka ka baxsanaya Daalibaan.

Previous Post

Shirka wada tashiga Siyaadda qaran ee Qurba joogta Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Next Post

Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay 539 qof oo tahriibayaal ah

Next Post
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay 539 qof oo tahriibayaal ah

Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay 539 qof oo tahriibayaal ah

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In