Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka wada tashiga Siyaadda qaran ee Qurba joogta Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Shirka wada tashiga Siyaadda qaran ee Qurba joogta Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, oo ujeedkiisu ahaa sidii Galmudug ay qayb uga noqon laheyd Wadatashiga siyaasada qaran ee qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa Dhuusamareeb laga daahfuray.

Shiran oo hore loogu qabtay qaar kamid ah dowlad goboleedyadaqeybta dalka ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanka, qurbajoog, dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo Mas’uuliyiin ka socday Wasaaraddaha Galmudug.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasada magaalada Dhuusamareeb Cabdi Xaashi Caroole, oo ugu horeyn goobta ka hadley ayaa adkeeyay in ka maamul ahaan ay diyaar u yihiin soo dhaweynta iyo dhiirigalintaba qurbajoogta Soomaaliyeed ee diyaarka u ah maalgashiga dalkooda hooyo.

Agaasimaha Waaxda Qurbajoogta ee Wasaaradda arimaha dibada X.F.S, mudane Maxamed Ibrahim Cawaale, ayaa sharaxaad ka bixiyay marxaladaha ay soo martey isku duba-ridida Siyaasada qaran ee qurbajoogta Soomaaliyeed, taasi oo muhiimad gaar ah u leh guud ahaan dalka.

Previous Post

Ciidamada Ammaanka oo dhagarqabe ka tirsanaa Al-Shabaab ku toogtay Degmada Yaaqshiid

Next Post

Maraykanka oo ka digay weerarro  cusub oo lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul

Next Post
Maraykanka oo ka digay weerarro  cusub oo lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul

Maraykanka oo ka digay weerarro  cusub oo lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In