Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maraykanka oo Kuuriyada Waqooyi ugu digay in ay tijaabiso Gantaaladeeda Nukliyeerka

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Maraykanka oo Kuuriyada Waqooyi ugu digay in ay tijaabiso Gantaaladeeda Nukliyeerka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa Jimcihii sheegay in laga yaabo in Kuuriyada Waqooyi ay  tijaabiso Gantaaladlo Nukliyeerka ah, inta lagu jiro booqashada Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka ee Japan iyo Kuuriyada Koonfureed.

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka Kuuriyada Koonfureed ee Yonhap, Sargaalkan ayaa Kuuriyada Waqooyi  ugadigay tijaabinta Gantaaladan, isaga oo ku hanjabay haddii ay arrinkaasi ku kacdo inay la kulmi doonto cawaaqib xumi.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Sida la shaaciyay, Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris, ayaa booqasho afar maalmood qaadaneysa ku tagi doonta Japan, laga bilaabo Isniinta soo socota, si ay ugu qeyb gasho aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe.

Harris, ayaa sidokale booqan doonta Khamiista soo socota Kuuriyada Koonfureed, iyadoo kulama kala duwan la yeelan doonta Madaxweyne Yoon Sok-yeol.

Previous Post

Xukuumadda FS oo xoogeeda isugu geysay in cadowga laga sifeeyo dalka lana dhiiri-geliyo kacdoonka shacabka

Next Post

Dhaliyarada gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay Ciidamada ku jira halganka lagula dagaalamaya argagixisada

Next Post
Dhaliyarada gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay Ciidamada ku jira halganka lagula dagaalamaya argagixisada

Dhaliyarada gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay Ciidamada ku jira halganka lagula dagaalamaya argagixisada

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In