Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka iyo QM oo cambaareeyay qaraxyadii maanta

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Mareykanka iyo QM oo cambaareeyay qaraxyadii maanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Mareykanka ayaa si kulul u canbaaraysay qaraxyadii  maanta ka dhacay  agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde  ee Magaalada Muqdisho.

War qoraal ah oo ay soo saartay dowladda Mareykanka, ayay ku sheegtay inay aad uga xuntahay falalka qaraxyada noocaan ah oo ay caadeysteen kooxda argagaxisada ah ee Al-shabaab ay la beegsanayaan xarumaha iyo goobaha kale ay ku badan yihiin dadka shacabka ah aan waxba galabsan, xarumaha dowladda iyo hey’adda kale.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Ugu dambeystii, wuxuu Mareykanka sheegay in ay xoojinayaan dib u dhiska Ciidaanka qalabka Sida ee Soomaaliyeed si kooxda meesha looga saaro.

Dhanka kale, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Meachel Keating ayaa dhankiisa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta, isagoo tacsi u direy ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxyadaas waxaana kuwa ku dhaawacmay u rajeeyay caafimaaf deg deg ah.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ayuu ku sheegay Mr. Keating in qaramada midoobay ay sii wadi doonto taageerada ay siinayso dowladda Soomaaliya si dowladda u awoodo hanashada ammaanka wadanka iyo ka hortagga kooxaha argagaxisada ah.

In ka badan 10-ruux oo isu jira askar iyo shacab ayaa ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay meel u dhaw xarunta Xalane  ee agagaarka Garoonka Adan cadde ee  Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Madaxda Sare ee Dalka iyo Wufuud heer Caalami ah oo ka qeyb qaadanaya Daawashada Ciyaarta finalka ee Koobka Gobolada

Next Post

Ciyaaryahannada Puntland oo ku guulaystay Koobka Horyaalka ciyaaraha gobollada dalka

Next Post

Ciyaaryahannada Puntland oo ku guulaystay Koobka Horyaalka ciyaaraha gobollada dalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In