Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo cambaareeyay dilkii AUN wariye Sagal Salaad Cismaan

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo cambaareeyay dilkii AUN wariye Sagal Salaad Cismaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Ergada dowladda Mareykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxaa ay si kulul ugu cambaareeyeen dilkii shanta bishan magaalada Muqdisho kooxo bastoolado ku hebeysan ay ugu geysteen AUN wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka tirsaneyd warbaahinta qaranka.
War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu yiri ” Dowladda Mareykanka waxaa ay tacsi u direysaa qoyska, saxiibada iyo dadkii ay la shaqeyn jirtay Sagal, isla markaana waxaa saxafiyiinta Soomaaliyeed ku boorinaynaa in ay sii wadaan halgenka ay ugu jiraan ilaalinta xoriyada hadalka ayaga ka wakiil ah shacabka Soomaaliyeed”.
Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ku codsatay in cadaalada hor keento dambiiliyaasha isla markaana ay sii labo laabto dadaalada lagu dhameynaayo dhaqanka ciqaabta ku saleysan iyo hanjabaada ka dhanka ah dadka Soomaaliyeed marka ay cabireyaan xuquuqdooda caalamiga ah ee xoriyadda hadalka.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Dhahar oo caawa laga reebay tartan cilmiyeedka Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka “Sawirro+dhageyso”

Next Post

Taiwan oo Raadaar ku rakibeysa Xeebaha Soomaaliya

Next Post
Taiwan oo Raadaar ku rakibeysa Xeebaha Soomaaliya

Taiwan oo Raadaar ku rakibeysa Xeebaha Soomaaliya

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In