Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo shaaciyey in duqeyn diyaaradeed uu ka fuliyay Kabul

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo shaaciyey in duqeyn diyaaradeed uu ka fuliyay Kabul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha wasaaradda gaashaandigga ee Mareykanka ayaa sheegay inay duqeyn xaga cirka ah ku qaadeen baabuur marayay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan, si looga hor tago weerar horleh oo ay garoonka ka fuliyaan kooxda argagixisada ah ee Daacish.

Waxay ku kalsoonyihiin inay ku guleysteen bartilmaameedkooda, waxayna sheegeen in aysan weli ogaan in dad rayid ah ay ku wax yeeloobeen.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

March 9, 2026
Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026

Mareykanka ayaa hore ugu digay inuu helay xog lagu kalsoonaan karo, oo ah in mintidiinta ay weerari doonaan garoonka diyaaradaha ee Kabul.

Dhanka kale, booliska magaalada Kabul ayaa sheegay in canug yar uu ku dhintay gantaal maanta lagu ganay guri ku yaalla meel u dhaw garoonka.

Ugu yaraan 170 qof ayaa Khamiistii ku dhimatay weerar ismiidaamin ahaa oo ka dhacay mid kamid ah albaabada laga soo galo garoonka, kaas oo ay fulisay kooxda Daacish.

Previous Post

Shir looga hadlay sare u qaadista isticmaalka Gaaska Cuntada oo Muqdisho lagu soo geba-gabeyay

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistaan oo Warsaxaafadeed soo saartay.

Next Post
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistaan oo Warsaxaafadeed soo saartay.

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistaan oo Warsaxaafadeed soo saartay.

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa xalay magaalada Muqdisho ku soo gunaanudday bandhigga...

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
0

  \ Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XUkuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim...

FARRIINTA MADAXWEYNAHA JFS EE MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA

FARRIINTA MADAXWEYNAHA JFS EE MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA

March 8, 2026
0

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, taas oo ku aaddan munaasabadda Maalinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In