Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Mareykanka oo soo dhaweeyey wadahadalada Dowladda FS iyo Soomaaliland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Mareykanka oo soo dhaweeyey wadahadalada Dowladda FS iyo Soomaaliland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay wadahadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga furmay magaalada Jabuuti ee xarunta Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Washington ay si weyn u soo dhaweynayso ayna bogaadinayso dadaallada ku aadan xoojinta wada hadalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Sidoo kale Dowladda Mareykanka ayaa uga mahadcelisay Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda aan walaalahanahay ee Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele marti gelinta wada xaajoodka labada dhinac.

“Waxaan gacan ka geysanaynaa oo aan taageeraynaa iskaashi laga sameeyo ka miro dhalinta wadahadalka labada dhinac oo u wanaagsan Soomaaliya, waxaana ku boorinaynaa dhamaan dhinacyada Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan dadaalkaasi”. ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saartay Safaaradad Mareykanka ee Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti+Sawirro

Next Post

Shir u dhexeeya Madaxda Dowladda FS iyo Walaalaheenna Somaliland oo ka furmay Jabuuti “SAWIRRO”

Next Post
Shir u dhexeeya Madaxda Dowladda FS iyo Walaalaheenna Somaliland oo ka furmay Jabuuti “SAWIRRO”

Shir u dhexeeya Madaxda Dowladda FS iyo Walaalaheenna Somaliland oo ka furmay Jabuuti "SAWIRRO"

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In