Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay xuska maalinta xoriyadda ee 1da Luulyo

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay xuska maalinta xoriyadda ee 1da Luulyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal ah, oo ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Atony Blinken ayaa loogu hambaleeyay shacabka iyo dowladda Soomaaliya munaasabadda 1da Luulyo ee 61 sano guuradii xoriyadda Soomaaliya iyo maalinta midnimada dalka.

“Anigoo ku hadlaya magaca Mareykanka, waxaa u hambaleeyaynayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya sanad guurada 61 aad ee xoriyaddooda. Waxaa ku faanaynaa inaan sii wadno taageerada dadaalkiina ku aadan dhismaha nabadda, xasiloonida iyo Soomaaliya oo barwaaqo ah,” ayuu yiri xoghaye Blinken.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026

Munaasabaddan awgeed, waxaa madaxda Soomaalida ku boorinaynaa in ay sii wadaan wada shaqeynta ku aadan in la qabto doorasho loo dhan yahay oo si nabad ah ku dhacda, ayaa sidoo kale kamid ah aheyd qoraalka Mareykanka soo saaray.

Ugu dambeyn waxaa lagu sheegay qoraalka ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, in doorasho hufan ay ka dhacdo Soomaaliya waxay aas aas muhiim ah u tahay mustaqbal wanaagsan oo dadka Soomaaliyeed helaan.

Dowladda mareykanka waxay garab taagan tahay Soomaaliya iyadoo u dabaal degaysa maalinta xoriyadda iyo midnimada.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay xuska 1da Luulyo oo ka socota Muqdisho +Sawirro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ubaxa dhigay Taalada halgameyaashii SYL +Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ubaxa dhigay Taalada halgameyaashii SYL +Sawirro

Madaxweyne Farmaajo oo ubaxa dhigay Taalada halgameyaashii SYL +Sawirro

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026
0

Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika sidoo kalena ah Safiirka Dalalka Southern Afrika Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In