Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo war ka soo saarey duqeymo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Alshabaab 

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo war ka soo saarey duqeymo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Alshabaab 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

War uu soo saaray Taliska Ciidanka Militariga ee  Mareykanka ee jooga Qaaradda Afrika ee (AFRICOM) ayaa ku faah faahiyay khasaarihii maleeshiyada Alshabaab loogu geystay duqeymihii ka dhacay dhawaan deegaano k atirsan Gobolka Galgaduud.

Duqeynta oo ka dhacday nawaaxiga Degmada Ceelbuur ayuu ku sheegay Mareykanka in lagu dilay 5 kamid ah horjoogayaasha iyo Maleeshiyada Alshabaab kadib markii la bartilmaameedsaday gaari ay saarnaayeen.

Sidoo kale warkaasi qoraalka ah oo uu soo saaray taliska Ciidanka Mareykanka ee AFricom ayaa lagu sheegay in Duqeyntaasi oo dhacday 1-dii bishan Maarso lala beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen xubno ka tirsanaa ururka Al-shabaab, islamarkaana aanay jirin wax khasaare ah oo uu ka soo gaarey dadka rayidka ah.

Taliska  Mareykanka ayaa sidoo kale xusay in ay sii socondonaan howlgalada ka dhanka ah Alshabaab,si looga hortago khataraha kooxaha argagixisada.

Sanadkii tagay ayaa Mareykanka waxaa uu kordhiyay weerarada lagu bartilmaameedsanayo xarumaha ay ku dhuumaalaysanayaan maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha Alshabaab,iyagooo fuliyay dhowr weerar oo ka dhacay Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya,kuwaasi oo lagu dilay xubno badan oo ka tirsan argagixisada Alshabaab.

Previous Post

Soomaalida Maraykanka oo dhaqaalo u uruuriyay Isbitaallo laga dhisayo Goboladda Sanaag iyo Togdheer

Next Post

Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Sweden oo qalbeysay isbitaalka Bandiiradley

Next Post
Jaaliyadda Galmudug  ee Dalka Sweden oo qalbeysay isbitaalka Bandiiradley

Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Sweden oo qalbeysay isbitaalka Bandiiradley

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In