Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Markab gargaar sida oo Turkiga ku wareejiyay Soomaaliya-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Markab gargaar sida oo Turkiga ku wareejiyay Soomaaliya-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sadex iyo toban kun oo tan oo  isugu jira raashiin nafaqeysan iyo dawo ayuu sitaa markabkan, kaas oo ah deeq ka timid shacabka dalka Turkiga, waxaana soo gaarsiiyay Soomaaliya hey’adda bisha cas ee dalkaas.

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar, oo markabkan deeqda saaran tahay ku wareejiyay dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Turkiga uusan gargaar kaliya ku ekaaneynin ee mashaariic horumarineed oo dhowaan dalka ay ka bilaabi doonaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Olgan Bekar, danjiraha Turkiga ee Soomaaliya ayaa sidoo kale xusay in deeqdan ay qeyb ka tahay howlaha samafal ee hey’adaha Turkiga ku kaalmeynayo dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.

Wasiir  ku xigeenka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cilmi Cumar Ceynsane ayaa dowladda iyo shacabka Turkiga ugu mahadceliyay is garab istaagooda xilliyada ay caawimaada u baahan yihiin, isagoona xusay in deeqdan la gaarsiin doono dhammaan gobolada dalka.

Mudane Ceynsane, ayaa sidoo kale tilmaamay in Turkiga uu yahay walaal ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed. isagoo tilmaamay in ay bilaabeen qeybinta raashiinkan.

Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dalalka si weyn u kaalmeeya dadka Soomaaliya , iyadoo deeqdan ay ku soo aadeyso xilli dad badan oo Soomaaliyeed ay u baahan yihiin gargaar bani’aadanimo.

Previous Post

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland oo loo dhaariyey Xilka “SAWIRRO”

Next Post

Maalinta carruurta Afrika oo Garoowe laga xusey-Sawirro

Next Post
Maalinta carruurta Afrika oo Garoowe laga xusey-Sawirro

Maalinta carruurta Afrika oo Garoowe laga xusey-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In