Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga ayaa soo dhaweyntiisa waxaa ay ka socotaa Dekadda Magaalada Muqdisho, Madax kala duwan oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa soo dhaweynta.
Markabkaan lagu magacaabo Oruc Reis ayaa Horraantii bishan Madaxweynaha iyo Wasiirka Batroolka XFS ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay markabka oo ka dhacday Dalka Turkiga.