Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Koobaad ee Madaxweynaha oo munaasabad baroor diiq ah u sameysay Marxuum Danjire C/llaahi Xasan+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Marwada Koobaad ee Madaxweynaha oo munaasabad baroor diiq ah u sameysay Marxuum Danjire C/llaahi Xasan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran oo loogu Baroordiiqayay geeridii  ku timid Allaha u naxariistee Danjire Cabdulaahi Xasan Maxamuud ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa Soomaaliya ee magaaladda Muqdisho.

Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay Marwada Koowaad ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Qamar Cali Cumar, ayaa waxaa ka qeeyb galay xubno ka socday Eheladdii uu ka geeriyooday Danjire Cabdulaahi Xasan Maxamuud iyo mas’uuliyiin ka socday dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Munaasabadda baroordiiqa aheyd ayaa si weeyn looga hadlay wax qabadkii iyo hawlihii kala duwanaa ee uu dalka Soomaliya u soo qabtay Allaha u naxariistee marxuum Danjire C/laahi Xasan Maxamuud oo dhawaan ku geeriyooday dalka Masar.

Marwo Qamar Cali Cumar oo ah marwadda koowaad ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federtaalka Soomaaliya oo munaasabaddaasi ka hadashay ayaa si qota dheer u xustay taariikhdii Danjire C/laahi Xasan Maxamuud oo ahaa halyeey wax badan dalkiisa iyo dadkiisa u soo qabtay isla markaasna xilal kala duwan ka soo qabtay dawladihii dalka soo maray.

Sidoo kale Marwo Qamar ayaa ummadda Soomaaliyeed iyo eheladiisiiba uga tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee Danjire C/laahi Xasan Maxamuud, iyadoo u rajeysay in Janadii Fardowsa Alle ka waraabiyo.

IMG_0768 IMG_0774 IMG_0778 IMG_0785 IMG_0797 IMG_0805 IMG_0819

Previous Post

UNOCHA oo warbixin ka soo saartay xaaladda bini’aadannimo ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xiisadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xiisadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xiisadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In