Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada madaxweyanaha oo waalidiinta ugu baaqday iney caruurtooda u ogolaadaan ka qeybgalaka Imtixaanka mideeysan ee wasaaradda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Marwada madaxweyanaha oo waalidiinta ugu baaqday iney caruurtooda u ogolaadaan ka qeybgalaka Imtixaanka mideeysan ee wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen ururka Haweenka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada, ayna ka qeyb galeen Marwada Madaxweynaha Dalka MarwoΒ  Sahro cumar Xasan, Xildhibaanno, xubno ka kala socday Wasaaradaha Haweenka iyo waxbarashada, ururka haweenka gobolka, gabdho qurbo joog ah iyo mas’uuliyiin kale ayaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii waalidiinta Soomaaliyeed loogu wacyigelin lahaa in carruurtooda ay u ogoladaan ka qeyb galka Imtixaan mideysan oo dugsiyada sare ee bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya ay ka qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada, kaasi oo ay kal hore ku heshiiyeen dalladaha Waxbarashada iyo Wasaaradda Β Waxbarashada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Jawaahir Baarqab Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Benaadir oo ka hadashay kulanka ayaa xsutay in uu jiro isfaham la’aan u dhexeysa Wasaaradda iyo dalladaha, loona baahanyahay in caqabahaasi laga gudbo.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiqaadir Nuur ayaa hoosta ka xariiqay in imtixaanka midka ah ee laga qaadayo ardayda dugsiyada sare uu yahay heshiis ay kor hore kala saxiixdeen Wasaarada iyo daladaha, waxaana uu ka hadlay muhiimadda uu ardayda u leeyahay.

Xildhibaan Caasho Maxamuud Cumar Caasho Koos oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa tilmaamtay in Imtixaanka uu ahmiyad u leeyahay dhamaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaana ay madaxda daladaha iyo waalidiintuba ugu baaqday inay ogolaadaan imtixaanka.

Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro Cumar Xasan oo daah furtay kulanka wacyigelinta ah ee la doonayo in Waalidiinta Soomaaliyeed ayΒ  carruurtooda u ogolaadaan ka qeyb galka Imtixaanka Mideysan ee ay Wasaaraddu ka qaadeyso ardayda Dugsiyada sare ee bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa ka codsatay Waalidiinta Soomaaliyeed inay carruurtooda u ogolaadaan Imtixaanka mideysan

In imtixaan mideysan laga qaado ardayda dugsiyada sare ee bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya ayaa ah mid soo bilowday sanadkii 2013,-ka waxaana 30kii April ee sanadkii 2014-ka ay wasaaradda iyo daladaha ku heshiiyeen in imitixaanka dib loo dhigo sandkaas, oo si rasmi ah uu u bilowdo sanadkan aynu ku jirno ee 2015-ka, iyadoo 7-dii April ee sanadkan ay Wasaaradda iyo daladaha markale ku heshiiyeen in la sameeyo guddi labada dhinac ah arrimaha imtixaanaadka dar dargeliya, waxaana iminka muuqaneysa in daladuhu ay ka biyo diidsanyihiin in imtixaan mid ah laga qaado ardayda dugsiyada sare.

DDD.Still001 DDD.Still002 DDD.Still003 DDD.Still004 DDD.Still005 DDD.Still006 DDD.Still007 DDD.Still008 DDD.Still009 DDD.Still010 DDD.Still011 DDD.Still012 DDD.Still013 DDD.Still014

 

Previous Post

Malaaqa Xamar iyo Xamar-daye oo maanta lagu caleema saaray duleedka Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In