Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro ooo booqatay xarunta dhaqan celinta carruurta darbi jiifka ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro ooo booqatay xarunta dhaqan celinta carruurta darbi jiifka ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqatay xarunta dhaqan celinta carruurta darbo jiifka ah ee degmada C/casiis ee gobolka Banaadir, halkaasi oo ay Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro horey u hirgelisay, waxaana ay kormeerka goobaha carruurta wax lagu baro iyo halka lagu xanaaneeyo.

Qaar la mid ah carruurta lagu daryeelo xarunta oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ay uga mahadcelinayaan sida ay ugu istaagtay in carruurta darbi jiifka ah loo helo xarun lagu dhaqan celiyo.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Marwada Sahro Cumar Xasan Marwada Madaxweynaha Dalka oo la hadashay carruurta kadib markii ay xog wareysatay xaaladda ay ku suganyihin ayaa tilmaamay inay ka go’antahay daryeelidda carruurta Soomaaliyeed, ayna sii wadayso sidii xaruntaasi loogu adeegi lahaa carruurta Soomaaliyeed.

vlcsnap-2016-08-06-19h25m12s571 vlcsnap-2016-08-06-19h25m21s391 vlcsnap-2016-08-06-19h25m28s588 vlcsnap-2016-08-06-19h25m35s761 vlcsnap-2016-08-06-19h26m14s849 vlcsnap-2016-08-06-19h26m20s130 vlcsnap-2016-08-06-19h26m37s501 vlcsnap-2016-08-06-19h26m47s324 vlcsnap-2016-08-06-19h26m54s156 vlcsnap-2016-08-06-19h27m25s046 vlcsnap-2016-08-06-19h27m40s868 vlcsnap-2016-08-06-19h27m46s443 vlcsnap-2016-08-06-19h27m53s446 vlcsnap-2016-08-06-19h28m06s828 vlcsnap-2016-08-06-19h28m13s893 vlcsnap-2016-08-06-19h28m20s020 vlcsnap-2016-08-06-19h28m31s813

Previous Post

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo Wariye Mowliid Sabriye uga tacsiyadeyay geerida Aabihiis

Next Post

DAAWO SAWIRRADA KULAN CASHO AH OO UU MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA U SAMEEYAY SARAAKIIL CXDS IYO AMISOM

Next Post
DAAWO SAWIRRADA KULAN CASHO AH OO UU MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA U SAMEEYAY SARAAKIIL CXDS IYO AMISOM

DAAWO SAWIRRADA KULAN CASHO AH OO UU MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA U SAMEEYAY SARAAKIIL CXDS IYO AMISOM

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In