Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada madaxweynaha oo gargaar gaarsiisay gabdho agoon ah{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Marwada madaxweynaha oo gargaar gaarsiisay gabdho agoon ah{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Dalka oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa  Manta waxaa ay Garsiisay Deeq isku jirta rashin dhar iyo sariiro agoonta xarunta xanaanada gabdhaha agoonta ah  ee degmada Boondheere ee gobolka Banaadir halkaas oo uu ku soo dhaweeyay gudoomiyaha degmada Boondheere .

Marwada Madaxweynaha dalka marwo Qamar Cali Cumar Ayaa uga mahad celisay maamulka gobolka Banadir dadaalkiisa ku aadan garab istaaga iyo dadaalka uu ugu jiro daryeelka caruurta  agoonto wax ka barata xarunta degmada Boondheere ee gobolka Banaadir .

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho Genaral Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa shegay in agoonta ay garab tagnaanayan inta karankooda ah isla markaana maamulka uu hogaamiyo ay ka go.antahay in Carurta agoonta ah iyo kuwa darbi jiifka ah ee ku dhibaateysan gobolka Banaadir ay daryeel helaan.

Deeqda maanta loo qaybiyay gabdhaha agoonta ah ayaa waxaa ka mid ahaa 140 sawiirood oo maamulka gobolka Banaadir uu soo iibiyay qaybna ka ah balan qaad horay uu ugu sameeyay gudoomiyaha gobolka waxaa kale oo ku jiray raashin ay safaarada jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Jabuuti ay ugu talo gashay agoontaas oo ay u soo marsiisay marwada madaxweynaha  dalka.

_MG_7539 _MG_7670 _MG_7677 _MG_7720 _MG_7726 _MG_7735 _MG_7750 _MG_7763_2 _MG_7811_2 _MG_7817_2 _MG_7864

Previous Post

Wasiirka dekadaha Soomaaliya: “shirkad laguma wareejin karo dekadda Berbera”

Next Post

Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka oo ku baaqay dardar galinta dhismaha maamulka g/dhexe

Next Post
Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka  oo ku baaqay dardar galinta dhismaha maamulka g/dhexe

Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka oo ku baaqay dardar galinta dhismaha maamulka g/dhexe

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In