Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashaariic horumarineed oo laga bilaabay degmada Kaxda-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Mashaariic horumarineed oo laga bilaabay degmada Kaxda-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo degmada Kaaxda ee gobolkan Banaadir ay ka jirto dhibaato la xiriirta la’aanta xarun caafimaad, ayaa maanta isbitaalkii ugu horeeyay waxa dhagax dhigay wasiiro dowlaha xafiiska Ra’isalwasaaraha ahna xildhibaan ka tirsan Barlamanka Soomaaliya C/raxmaan Kulmiye Xersi (C/raxmaan Dheere).

Ka hor dhagax-dhig wasiir Cabdiraxmaan Dheere waxa qeybaha bulshada ee degmada Kaxda ay ku soo dhaweeyeen xarunta degmada Kaxda halkaas uu qalab isboorti ku gudoonsiyay kooxda kubada cagta ee degmada Kaxda oo ka qeyb-galaysa tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil iyo qeybaha bulshada ayaa ugu mahadceliya wasiiro-dowlaha agabka Isboorti iyo dhagax-dhiga isbitaalka, iyagoo u rajeeyay inuu dib u soo laabto.

Wasiiru-dowlaha xafiiska Ra’isalwasaaraha ahna xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Kulmiye Xirsi ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay dhagax-dhigga isbitaalkii ugu horeeyey ee Kaxda.

Maamulka cusub ee degmada Kaxda iyo dadka ku nool degmadaas ayaa dadaalweyn ugu jira sidii ay u yeeelan laheyd degmada xarun caafimaad taas oo sida uu qorshuhu yahay dhowaan laga bilaabi doono halkaas.

IMG_0003-Copy IMG_0006-Copy IMG_0007-Copy IMG_0008-Copy IMG_0011-Copy IMG_0012-Copy IMG_0014-Copy IMG_0015-Copy IMG_0016-Copy IMG_0017-Copy IMG_0019-Copy IMG_0021-Copy IMG_0024-Copy IMG_0027-Copy IMG_0028-Copy IMG_0032-Copy IMG_0036-Copy IMG_0037-Copy IMG_0043-Copy IMG_0049-Copy IMG_0054 IMG_0059 IMG_0104 IMG_0112 IMG_0119-1

Sawir qaade: Farxaan Saleebaan Daahir

 

Previous Post

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo toogasho ku dilay horjoogihii Shabaab ee degmada Qoryooleey

Next Post

Wasiirka waxbarashada oo la kulmay dhigiisa dalka Suudaan-Sawirro

Next Post
Wasiirka waxbarashada oo la kulmay dhigiisa dalka Suudaan-Sawirro

Wasiirka waxbarashada oo la kulmay dhigiisa dalka Suudaan-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In