Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuc lagu soo saarayo calafka xoolaha oo laga hirgaliyey Cadaado

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Mashruuc lagu soo saarayo calafka xoolaha oo laga hirgaliyey Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarig jarka mashruucan lagu soo saarayo calafka xoolaha waxaa ka qaybgalay Xildhibaan Cabdirashiid Xidig, Wasiiro ka tirsan Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo mas’uliyiin kale, waxaana mashruucan oo ah habka abuurka casriga ah ee Hayropic ga uu todobaadkiiba soo saarayaa 70 miteric tan

Xildhibaan Cadirashiid Xidig oo ka mid ah mas’uuliyiinta hirgalisay mashruucan ayaa sheegay in hadii la badiyo maalgashiga, la kordhin karo cadadka wax soo saarka calafka, ayna rajaynayaan in deegaanku ka faa’iidaysto.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

“Waxaan hantideena galinay mashruucan cusub oo aysan dadku aqoon, si aan ugu qancino inuu waxtar u leeyahay xoolaheenna” ayuu yiri Farxaan Maxamed Dhoorre oo ka mid ah ganacsatada mashruucan maalgaliyey.

Xoola dhaqatada deegaanka oo dhib wayn ku qaba abaarta iyo helista calafka xoolaha ayaa soo dhaweeyey hirgalinta mashruucan, sida uu sheegay Cumar Cismaan Dhiblaawe oo ka mid ah dadka habka casriga ah u dhaqda Geela, kuna nool Cadaado.

Cilmi Cali Cabdi Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo Wasiirka hawlaha guud ee Galmudug Axmed Dhiblaawe ayaa balan qaaday in maamul ahaan ay ka shaqaynayaan sidii mashruucan iyo kuwa la mid ka ah ay u guulaysan lahaayeen.

Wajiga 2-aad ee balaarinta mashruucan ayaa maanta laga dhagax dhigay degmada Cadaado, kaas oo la rajaynayo inuu kaalin ka qaato yaraynta khatarta abaaraha.

Previous Post

Maxaa looga hadlay kal-fadhiga 3aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle

Next Post

Maareeyaha Guud Ee Hay’adda Tayo-dhawrka Oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde

Next Post
Maareeyaha Guud Ee Hay’adda Tayo-dhawrka Oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde

Maareeyaha Guud Ee Hay'adda Tayo-dhawrka Oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In