Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha Guud Ee Hay’adda Tayo-dhawrka Oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha Guud Ee Hay’adda Tayo-dhawrka Oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde booqasho indha-indheyn ah kutagay Maareeyaha Guud ee hay’ada Tayo-dhawrka Soomaaliyeed mudane Burhan Iman oo ay wehliyaan Agaasimayaasha Waaxda Tayo dhawrka, Maamulka iyo Maaliyada iyo lataliyeyaal. Maareeyaha ayaa kulan laqaatay agaasimaha shirkadda maamusho garoonka diyaaradaha ee muqdisho Favori Airports mudane Okan Özdağ, kulankan ayaa looga hadlay xoojinyata iyo wada shaqeynta labada xafiis.

Maareeyaha iyo howlwadeenada Hay’adda ayaa sidookale kormeeray xafiiska Hay-’adda Tayo-dhowrka ee garoonka Adan Cadde oo howlo dayac-tir ah ay kasocoto.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Ugu danbeyn Maareeyaha iyo wafdigiisa ayaa soo maray qaybta adeegyada xamuulka ee garoonka iyo xafiiska Wasaaradda maaliyadda ay kuleeyihiin garoonka Aden Cadde waxaana kusoo dhaweeyay agaasimaha iyo kuxigeenkiisa.

Previous Post

Mashruuc lagu soo saarayo calafka xoolaha oo laga hirgaliyey Cadaado

Next Post

Maamulka Sare Ee Jaamacadda SIU Oo Kulan Mira Dhal Ah La Yeeshay Guddoomiyaha Jaamacadda Rwanda

Next Post
Maamulka Sare Ee Jaamacadda SIU Oo Kulan Mira Dhal Ah La Yeeshay Guddoomiyaha Jaamacadda Rwanda

Maamulka Sare Ee Jaamacadda SIU Oo Kulan Mira Dhal Ah La Yeeshay Guddoomiyaha Jaamacadda Rwanda

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In