Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuc Loogu Magac Daray Dib U Kabashada Waxbarashada Gobolka Banaadir Oo Muqdisho Laga Daah-Furay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Mashruuc Loogu Magac Daray Dib U Kabashada Waxbarashada Gobolka Banaadir Oo Muqdisho Laga Daah-Furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucaan oo lagu magac daray dhisidda iyo dib u kabashada Waxbarashada Gobolka Banaadir oo hoggaan ay u tahay Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee dalka oo ay maalgelinayo Hay’adda  Himilo Foundation oo ka shaqeysa horumarinta Waxbarshada ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya Axmed Xasan Yususf, kadib munaasbad lagu qabtay Muqdisho ayna ka qeybgaleen mas’uuliyiin iyo maamulada iskuulada mashruucan ka faa’iideysanaya.

Guddoomiyaha Hay’adda Himilo Foundation Axmed Xuseen Ducaale oo furitaanka ka hadlayay ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan 13 iskuul oo ka mid ah dugsiyada ay dowladda Soomaaliya la wareegtay gacan ku heyntooda,wuxuuna muujiyay muhiimadda uu mashruucan uu u leeyahay waxbarashada ardayda Soomaaliyeed ee gobolka Banaadir

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Maamulaha Iskuulka Deyniile Daahir Xasan Tooxoow iyo Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi maamulaha iskuula 20-ka December ayaa balan qaaday inay sidii loogu talagalay ugu adeegi doonaan ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata iskuulada ay gacanta ku hayaan.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarshada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Yuusuf ayaa sheegay in Wasaaraddu ay wado tayaynta waxbarshada dalka iyagoo guud ahaan iskuulada muqdisho ku yaaal lagu sameyay tiro koob si wax looga ogaado heerka ay gaarsiisanyihiin.

Hay’adda Himilo Foundation waxaa la aas aasay 2002,waxaana gacanta ku heysaa 13 iskuul oo ku yaalo caasimadda kana mid ah goobaha waxbarashada oo ay dowladda Soomaaliya dib ula wareegtay,sidoo kale waxaa haatan ay waxbarasho siisaa in kabadan sagaal kun oo ah arday Soomaaliyeed.

Previous Post

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Laamaha Amniga Faray In Baaritaan Rasmi Ah Lagu Sameeyo Weerarkii Argagaxiso Ee Ka Dhacay Muqdisho

Next Post

Dowladda Soomaaliya Oo Dowlad Goboleedyada Gaarsiinaysa Qalab Loo Isticmaalo Ka Digista Halis Wadareedyada

Next Post
Dowladda Soomaaliya Oo Dowlad Goboleedyada Gaarsiinaysa Qalab Loo Isticmaalo Ka Digista Halis Wadareedyada

Dowladda Soomaaliya Oo Dowlad Goboleedyada Gaarsiinaysa Qalab Loo Isticmaalo Ka Digista Halis Wadareedyada

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In