Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka kala socday Maamulada Galmudug iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo heshiis hor dhac ah wada gaaray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka kala socday Maamulada Galmudug iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo heshiis hor dhac ah wada gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulada Galmudug iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiyaha ayaa yeeshay kulan ay oga hadlayaan dagaalo laba beelood ku dhexmaray xadka ay wadaagaan 6dii bishaan oo sababay qasaaro kala duwan.

Kulankaan waxaa dhanka Dowlad goboleedka Galmudug hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Galmudug Duraan Xasan Samatar, waxaana ku wehlinayay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Galmudug, taliyaha Nabad sugidda Galmdug iyo saraakiisha ciidanka 21aad, xubni ka scday Maamulada Caabudwaaq, Dhabad iyo Cadaado waxaa shirka looga hadlay xalinta xiisad lixdii bishan ka dhacday xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, halkaasi oo ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleedyo labo beelood oo walaalo ah.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Dhanka dowlad Deegaanka Itoobiyaha waxaa shirka looga uga qeyb galay hogaanka Nabadgelyada waxaa inta uu shirka lagu guuleystay in lakala qaado maleeshiyo beeleedyadii xadka ku dagaalamay.

Madaxda labada dhinac ayaa isku afgartay inay isugu soo laabtaan wajiga 2aad ee shirka dib u heshiisiinta beelaha Walaalaha ah ee ku dagaallamay xadka, si xal waara looga gaaro waxyaabaha keenay iska hor imaadka.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay guddiga ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay guddiga ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay guddiga ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In