Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeray goob laga hirgelinayo xarunta gurmadka degdeg ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeray goob laga hirgelinayo xarunta gurmadka degdeg ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha  Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar  Maxamuud  Maxamed  Cumar Filish iyo Wasiirada Caafimaadka iyo Gargaarka Soomaaliya ayaa soo kormeeray goob laga dhisi doono xarunta Gurmadka Degdega Qaran, oo ah gudaha isbitaalka Laansaleeti  ee magalada Muqdisho.

Duqa magaalaga Muqdisho mudane Cumar Maxamed (Cumar Filish) ayaa yiri “Waxaan joognaa isbilaalka Laansaleeti ee magaalada Muqdisho, maamulka gobolka Banaadir, Wasiirada Gargaarka iyo Caafimaadka Soomaaliya waxaan u aragnay in ay tahay meesha ugu haboon ee xarun gurmad dag-dag caafimaad  loo gu sameen karo bulshada, waxaa jira masiibooyin kala duwan una baahan goob lagula tacaalo, goobtaan ayaa noqon doota meel qaabilsan xaaladahaas”

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in xarunta gurmadka ay qorsheynayeen inay ka hirgeliyaan goobo kale, balse daruufo jirto awgeed ay u suurta geli weysay.

“Waxaan marti u nahay Wasiirka Caafimaadka iyo arrimaha bulshada  Dr Fowsiya iyo Wasaaradeeda oo aan ka codsanay maadaama xil gaar ah naga saaranyahay ka Wasaarad ahaan barnaamijka 100 maalmood ee uu Ra’isul Wasaaraha ay ku jirto dhismahan xaruntaan oo horay loogu iclaamiyay goob kale, dhuruufaha jirana ay caqabad nagu noqotay in goob kale loo badalo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka xarun malahan  Wasiirka Caafimaadka iyo arrimaha bulshada  Dr Fowsiya waan kaga mahadcelinayaa soo dhaweenta“ ayey tiri Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye .

Ugu dambeen waxaa goobta ka hadashay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo sheegtay in xaruntaan ay muhiim u tahay bulshada Soomaalieed

“Waa idin soo dhaweynaynaa waana idinkaga mahadcelinaynaa sida aad ugu dadaaleysaan waajibaadka idinka saaran goobtaan, waana halkiii ugu habooneed ee laga hirgalin halaa goob caafimaad, waana idin diyaar“.ayay tiri Wasiir Fowsiya.

Previous Post

Militriga Ethiopia oo loo geeyay gobolka rabshadaha ka socdaan ee Benishangul-Gumuz

Next Post

Dhismaha waddada u dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo gashay wajiga 3aad “SAWIRRO”

Next Post
Dhismaha waddada u dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo gashay wajiga 3aad “SAWIRRO”

Dhismaha waddada u dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo gashay wajiga 3aad “SAWIRRO”

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In