Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka oo tartansiiyay ardayda dugsiyada gobolka Banaadir”Sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka oo tartansiiyay ardayda dugsiyada gobolka Banaadir”Sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartankani oo ahaa Aqoonta Guud ayaa waxaa ku baratamay Iskuulo kala matalaya 17-ka Dagmo ee Gobolka Banaadir kaasi oo uu ku guuleystay Dugasiga Sare ee Siidii oo ku yaala Degmada Wadjir.

Waxaa ka qeyb galay Xiritanka Tartanka,Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya,Maamulka Gobolka Banaadir,Xubno ka socda Hay’addda UNICEF iyo Hay’addo kale oo Maxali ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Dagmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax ayaa u mahad celiyay Labada Iskuul ee 1aad iyo 2aad kala galay oo kala ahaa Siidii oo 1aad galay iyo Iskuulka Zukhruf oo isna 2aad galay kaasi oo isna ku yaala dharkeynley.

Munaasabad Maanta lagu qabtay degmada Wadajir ayaa abaalmarino lagu guddoonsiiyay Labada Iskuul iyo Ardaydii Firfircoonida muujisay inta uu tartanka socday.

KAH (1)
KAH (3)KAH (4)KAH (5)KAH (6)KAH (7)
KAH (9)KAH (10)
KAH (12)KAH (13)KAH (14)KAH (15)KAH (16)KAH (17)KAH (18)KAH (19)
KAH (21)KAH (22)KAH (24)KAH (25)KAH (26)KAH (27)KAH (28)KAH (29)KAH (30)
KAH (32)KAH (33)KAH (34)KAH (35)KAH (36)

Previous Post

Daawo Sawirrada Gabdhihii ay Boko Xaraam afduubatay Labo sano ka hor maanta oo kale

Next Post

Madaxweynaha oo khudbad ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka Suudaan ka jeediyay Jaamacadda IUA ee Khartoum-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha oo khudbad ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka Suudaan ka jeediyay Jaamacadda IUA ee Khartoum-Sawirro

Madaxweynaha oo khudbad ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka Suudaan ka jeediyay Jaamacadda IUA ee Khartoum-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In