Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas,uuliyiin ka tirsan wasaaradda difaaca oo kormeeray isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho {Sawirro}

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Mas,uuliyiin ka tirsan wasaaradda difaaca oo kormeeray isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho {Sawirro}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru  Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka ah Maxamed Cali Xagaa iyo Wasiir ku xigeenka C/llaahi Colaad Rooble ayaa hogaaminayay mas’uliyiin katirsan wasaardda Gaashaandhigga oo kormeer holweed  maanta ku tagay Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ay kujiraan bukaano fara badan oo si lacag la’aan ah loogu daweeyo iyadoo mas’uuliyiintu boqdeen dhamaan qeybaha uu ka kooban yahay Isbitaalka si ay usoo qiimeeyaan howlaha uu qabto iyo baahiyaha kajira Isbitaal Martiini.

Xaliiimo Cabdi Caruush oo madax ka ah Hay’adda iida oo iyadu gacanta ku heysa Isbitaalka Martiini ayaa wasiirada warbixin ka siisay xaalada isbitaalka waxayna shegtay in sibitaalka losoo dhameysiray agabkii iyo dhaqaatiirtii u u baahnaa islamarkaana saacad waliba uu shaqeynayo

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Wasiiru  Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigg Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay in isbitaalku si lacag la’aan ah bulshada ugu adeego wuxuuna balan qaaday inay wasaarddu si dhow ula soconeyso baahiyaha kajira Isbitaal Martiini.

“hay’adii isbitaalkan dib u howlgalisay maamulkiisana heysa iyo cid walba ka qeyb qaadatay waan ku aamanayaa anaguna ka wasaarad ahaan waan ka jaawaabi doonaa marwaliba baahiyaha isbitaalka Martiini”  sidaas ayuu hadalkiisa sii raaciyay Wasiir xagaa.

Previous Post

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Muqdisho ku qabatay Barnaamij lagu daah furayay habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Beeraha oo walaac ka muujisay cayayaan fara ba’an ku haya beeraleyda Soomaaliyeed {Sawirro}

Next Post
Wasaaradda Beeraha oo walaac ka muujisay cayayaan fara ba’an ku haya beeraleyda Soomaaliyeed {Sawirro}

Wasaaradda Beeraha oo walaac ka muujisay cayayaan fara ba'an ku haya beeraleyda Soomaaliyeed {Sawirro}

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In