Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha oo walaac ka muujisay cayayaan fara ba’an ku haya beeraleyda Soomaaliyeed {Sawirro}

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha oo walaac ka muujisay cayayaan fara ba’an ku haya beeraleyda Soomaaliyeed {Sawirro}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda beeraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid oo maanta la hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qatar weyn ay soo wajahday beeraley badan taasoo ka dhalatay cayayaan dhibaato ku haya dalagyadii ay beerteen.

Wasiirka ayaa walaac ka muujiyay qatarta cayayaankaan duulaanka ku soo qaaday beeraleyda Soomaaliyeed kaas oo lagu magacaabo Fall Armyworm {FAW} waxaana uu wasiirku xaqiijiyay in uu diirtay cayayaankani dalagii beeraleydu ay beerteen wasiirka ayaa xusay in arintani ay qatar galineyso wax soo saarka cuntada iyo ilaha dhaqaalaha ee beeraleyda dalka.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

“Dhibaatada cayayaanka {FAW}oo si kadis ah dalka ku soo gashay si deg deg ahna ugu baahday mudo yar gudaheed waxay musiibo kale oo lama filaan ah ku noqotay uguna sii dartay xaalada sugnaan la’aanta cuntada ee awalba wadanka ka jirtay ayna keeneen colaadaha iyo abaaraha badan ee is badalka cimilada ay qeyb lixaadleh ka mas,uul ahaayeen”ayuu yiri Wasiir Saalax.

Wasiirka ayaa shirkiisa jaraa,id ku sheegay in wasaaradu ay baaq u dirtay hay’adaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayn ee Soomaaliyeed iyo kuwa caalamiga ahba oo ay ku jiraan kuwa saaxiibka dhaw la ah Soomaaliya isla markaasna dhibaatadaan cusub si uun u quseyso inay dadaal dheeri ah la yimaadaan si loo qaado tilaabooyin deg deg ah oo wax looga qabanayo duullaanka Cayayaankaan.

Warkaa ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in musiibada ka dhalatay cayayaanka FAW ay ku baahday dhowr gobol oo dalka ah sida Shabellada hoose &Shabellada Dhexe Hiiraan,Bakool iyo Gedo iyo degaano ka mid ah Puntland, Galmudug iyo Soomaaliland .

 

 

Previous Post

Mas,uuliyiin ka tirsan wasaaradda difaaca oo kormeeray isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho {Sawirro}

Next Post

Guddoomiye Taabit oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Taabit oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Guddoomiye Taabit oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb "SAWIRRO"

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In