Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin kormeer ku tegay saldhigyada ay ku xiranyihiin maleeshiyaadkii laga qabtay bariga Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkaan oo ahaa mid loogu kuur galayay xaaladda maxaabiista ku xiran saldhigyada iyo xabsiyada  magaalada Gaalkacyo ee dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa waxaa mas’uuliyiin ka socatay Wasaarada Amniga Dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka Galmdug ay ku tageen saldhiga iyo xabsiga magaalada Galkacyo

Agaasimaha waaaxda dhaqan celinta maleeshiyaadka ee Wasaarada Amniga dowlada Fadaraalka Soomaaliya Maalik Cabdalla ayaa sheegay in u jeedka socdaaalkooda uu la xiriro sidii ay u ogaan lahaayeen xaaladda ay ku suganyihiin maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii ciidamada Amniga iyo Al-Shabaab.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

“Waxaan unimid inaan qiimeeyno xaaladda maleeshiyaadkii ka tirsanaa Al-Shabaab ee isa soo dhiibay ama lagu soo qabatay dagaalkii dhexmaray Galmudug iyo Shabaab iyo qaabkii loo wajahi lahaa in xero dhaqan celin loo sameeyo,”ayuu yiri Maalik.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee dowlad gobaleedka Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan oo isna la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin booqashada mas’uuliyiinta Wasaaradda amniga, maadaama ay jirto baahi fara badan oo loo qabo in laga gacan siiyo maamulka Galmudug, gaar ahaan dhaqan celinta maleeshiyaadka iyo dhameeystirka xabsiga weyn ee magaalada Gaalkacyo oo haatan qabyo ah

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Galmudug Cabdullaahi Axmed Calasoow ayaa isna sheegay in Galmudug aysan xilligan awood u laheyn xanaaneeynta iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka ayna ka codsanayaan Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo hay’addaha ka shaqeeya aRrimahaaan in ay ka gacan siiyaan.

 

 

Previous Post

Qurbajoogta Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay ka qeyb qaataan dadka ay abaaruhu saameeyeen

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In