Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin tacsi ugu tegay ehelada Marxuum Cali Mahdi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin tacsi ugu tegay ehelada Marxuum Cali Mahdi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay socoto saxiixa buugga tacsida Allaha u naxariistee Cali Mahdi Maxamed Madaxweynihii hore Soomaaliya ayaa waxaa hoyga gogosha ay taalo gaaray Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Faandhe, Xildhibaanno, odayaal dhaqameed iyo Ganacsato,

Suldaan Maxamed Muuse Barre iyo Xildhibaan Maryan Maxamed Xuseen ayaa ehelada uga tacsiyeeyay geerida Marxuum Cali Mahdi Maxamed Madaxweynihii hore Soomaaliya.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026

Intaa kaddib ayay Mas’uuliyiinta waxa ay kulan la qaateen ehelada iyo guddiga dhaqanka ee loo xilsaaray tacsida Madaxweynihii hore waxa ay ku wareejiyeen xoolo iyo kutubo Qur’aan

Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa wareejiyay xoolihii ay ugu talagaleen tacsida kaddib waxaa hadlay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Faandhe waxayna sheegtay in Cali Mahdi uu ahaa Madaxweyne soo shaqeeyay xili adag, isla markaana door weyn ka soo qaatay Nabadda Soomaaliya.

Previous Post

Wakiilada Soomaaliya ku matalaya kiiska badda oo gudaha u galay xarunta Maxkamadda ICJ

Next Post

Maxkamadda ICJ oo bilowday dhageysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya “SAWIRRO”

Next Post
Maxkamadda ICJ oo bilowday dhageysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya “SAWIRRO”

Maxkamadda ICJ oo bilowday dhageysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 26, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In