Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Maxaa loola jeedaa Jihaad, dagaallada Soomaaliya ka socdase Jihaad ma lagu tilmaami karaa?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Tubta Toosan, Wararka, Xulashada
0
Maxaa loola jeedaa Jihaad, dagaallada Soomaaliya ka socdase Jihaad ma lagu tilmaami karaa?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jihaadku waxa uu leeyahay macne ka qara weyn dagaalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Marka la soo hadal qaado Jihaad, durbadiiba waxaa dad badan maskaxdooda ku soo dhacaya dagaal hubeysan oo u dhexeeya gaalo iyo muslimiin.

Dalal badan oo caalamka ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay , waxaa ka jira dhaqdhaqaaqyo hubeysan oo sheegta in ay Jihaad ku jiraan, kuwaas oo magaca diinta iyo Jihaadka ku geystay gabood fallo faro badan, kuna daadiyay dhiigga biri-mageydada, haba ugu badnaadeen dadka Muslimiinta ah.

Haddaba waa maxay macnaha dhabta ah ee Jihaadka?  Immisa qeybood ayuu u qeybsamaa? dagaallada Soomaaliya ka socda ma lagu tilmaami karaa Jihaad?  Alshabaab ma yihiin Mujaahidiin ? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan kaga jawaabi dooonnaa  Barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay  Sheikh Cali Sheikh Maxamuud Sheikh Cali Dheere

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado

Next Post

DAAWO Sawirrada, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaado si weyn loogu soo dhoweeyey

Next Post
DAAWO Sawirrada, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaado si weyn loogu soo dhoweeyey

DAAWO Sawirrada, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaado si weyn loogu soo dhoweeyey

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In