Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga sii daayay Xabsiyo ku yaala Dalka India

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga sii daayay Xabsiyo ku yaala Dalka India
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay daabacday Jariirad lagu magacaabo The Indian Express, maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraysa 15 Dhalinyaro ah loona heystay falal burcad Bacdeednimo ah ayaa laga sii daayay Xabsiyo ku yaala India.

Sii daynta maxaabiistaasi ayaa timid kaddib markii ay dhameysteen xukun ay horey ugu ridday maxakamad ku taala Dalkaasi, xukunkaasi oo gaarayay ilaa 7 sano oo xabsi ah maaddaama ay ku eedeysanaayeen Burcadbadeednimo.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Jariiradda The Indian Express ayaa warbixin ayaa warbixina ay ka qortay xaaladda maxaabiistaasi iyadoo  xustay in weli ay baaqi ku yihiin  Dalkaasi India, ayna ku nool yihiin meel dhanka Koonfureed kaga aadan magaalada Mumbai ee Dalkaasi.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in ay jiraan maxaabiis kale, kuwaasi oo gaaraya 27 qofood, waxaana qorshuhu yahay in mar qura ay dalkaasi ka soo baxaan dhamaantood, iyadoo la sugayo 27 kale oo la sheegay waqtigooda uu ka harsan yahay oo qura maalmo kooban, taasi oo keentay in la isla sugo.

Wadanka India ayaa ka mid ah wadamad ugu badan oo ay ku xiran yihiin maxaabiista Soomaalida, kuwaasi oo loo heysto  fal dambiyeed la xiriira Burcad Badeednimo, inkastoo sanadihii ugu dambeeyey uu hoos u dhac ku yimid weeraradii afduubka maraakiibta.

Sido kale bisha February ee sanadkan ayaa la filayaa in Soomaaliya dib loogu soo celiyo maxaabiis kale oo iyana ku xiran xabsiyo kaladuwan oo isla Dalkaasi ku yaala, maxaabiista haatan la sii daayay ayaa horey racfaan u qaatay oo ah in laga qafiifiyo waqtiga, balse waxaa diiday maxakamad ku taala dalkaasi,oo go’aamisay in xukunkoodi ay dhameystaan.

Waxaa dhalinyaradaasi xabisyada Dalkaasi India lagu xirxiray sanadkii 2011kii, kuwaasi oo ilaa waqtigaas ahaa maxaabiis, xaaladooda ayaa u muuqataa mid aad u liidata, balse waxay danaynayaan in mar kale ay arkaan iyagoo jooga dhulkooda Hooyo.

Previous Post

R/wasaare ku xigeenka dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Ankara+Sawirro

Next Post

DAAWO SAWIRRADA:- Sida Madaxweynaha JFS loogu soo dhoweeyay magaalada Carmo

Next Post
DAAWO SAWIRRADA:- Sida Madaxweynaha JFS loogu soo dhoweeyay magaalada Carmo

DAAWO SAWIRRADA:- Sida Madaxweynaha JFS loogu soo dhoweeyay magaalada Carmo

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In