Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Maxaad kala socotaa Madaxweynayaashii Maraykanka ee aan imaanin caleema saarka Madaxwaynayaashii bedelayay?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Maxaad kala socotaa Madaxweynayaashii Maraykanka ee aan imaanin caleema saarka Madaxwaynayaashii bedelayay?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha Maraykanka ee xilka ka sii degaya Donald Trump ayaa hore u sheegay inuusan ka soo qayb geli doonin xafladdda caleema saarka Madaxwaynaha la doortay ee Joe Biden.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Goโ€™aanka Trump uu qaatay laguma arag Maraykanka 152 sano, Madaxwaynayaashii xilkooda dhamaadayna waxay kasoo qayb geli jireen caleema saarka Madaxwaynaha cusub.

Hadaba kumee ahaayeen Madaxwaynayaashii Maraykanka ee aan soo xaadirin caleema saarka kuwa bedelayay?

John Adams: waa Madaxweynihii ugu horreeyay ee qaata goโ€™aan ah inuusan tegin xafladda caleemo saarkii Madaxwaynihii ku xigay ee Thomas Jefferson.

In kasta oo Adams iyo Jefferson ahaayeen saaxiibo isku wanaagsan, haddana siyaasadda ayaa kala fogeysay kana dhigtay rag cadaw isku ah.

Adams ayaa ka tegay Washington habeenkii ka horeeyay maalinta caleema saarka si uusan uga qayb gelin caleemo saarkii saaxiibkiis hore oo dhacayay Maarso 4, 1801.

John Quincy Adams: waxaa la yaab leh in Madaxwaynihii labaad ee diida inuu ka qayb galo xafladda caleema saarka Madaxwaynanimo uu noqdo John Quincy Adams oo raacay waddadii aabihiis, isagoo diiday inuu ka qayb galo xafladda caleemo saarka Andrew Jackson.

Martin Van Buren: Bishii Maarso 4, 1841 Martin Van Buren ma uusan soo xaadirin xafladii caleemo saarkii William Henry Harrison ilaa iyo hadana lama oga sababta keentay inuu qaato goโ€™aankaas.

Martin Van Buren ayaa sidoo kale soo noqday Madaxwayne ku xigeenka iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka.

Andrew Johnson: Andrew Johnson oo caan ku ahaa midab takoorka isna ma imaanin caleema saarkiiย  Ulysses S. Grant.

Andrew Johnson waxa uu ahaa Madaxwaynihii 17-aad ee dalka Marayaknka, wuxuuna xilka hayay sanadihii 1865 ilaa 1869.

Johnson waxaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah Madaxwaynayaashii ugu xumaa ee soo maray dalka Maraykanaka, waxaana lagu eedeyay inuusan ilaalin sharciyada dalka u yaalay.

Johnson iyo xildhibaanada baarlamaanka waxaa dhax maray dagaalo siyaasadeed oo badan kadib markii ay isku dayeen inay xilka ka xayuubiyaan.

Madaxwaynaha hadda xilka kasii degaya Trump ee looga guuleystay doorashadii ugu dambeysay ee dalka Maraykanka ka dhacday ayaa goโ€™aansaday inuu maro waddaddii ay mareen dhowr kaas Madaxwayne ee aan imaanin caleema saarka madaxtinimo.

Previous Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo daah furay Barnaamijka kobcinta wax soo saarka xoolaha โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Hayโ€™adaha amniga iyo Maamulka G. Banaadir โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Hayโ€™adaha amniga iyo Maamulka G. Banaadir โ€œSAWIRROโ€

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Hayโ€™adaha amniga iyo Maamulka G. Banaadir โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In