Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxamed Cali “Qurba joogta waxaan ugu baaqayaa inay ka faa’iideystaan fursadaha maalgashi ee dalkeena ka jirta”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maxamed Cali “Qurba joogta waxaan ugu baaqayaa inay ka faa’iideystaan fursadaha maalgashi ee dalkeena ka jirta”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamed Cali Axmed oo ka mid ah qurba joogta Soomaaliyeed ee dalkooda maalgashiga ku sameysay ayaa xusay in shirka ay iclaamisay Wasaaradda Arrimaha dibadda uu wax badan ku soo kordhin doono dalka, gaar ahaan dhanka horumarinta wax soo saarka iyo ka faa’iideysiga fursaha maalgashi ee dalka ka jirta.

Maxamed Cali oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in isagu uu aas aasay xarun lagu tababaro dhallinyarada, si looga dhiso dhinacyada Maskaxda iyo jirka, waxaana uu tilmaamay inay ku guuleysteen mashruuca ay qorsheeyeen ee ah dib u dhiska dhallinyarada.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

“Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, gaar ahaan Waaxda Qurba joogto ayaa noo fududeeysay in dadka qurbo joogta ah ay helaan warqadaha ay u baahanyihiin marka ay rabaan inay dalkooda maalgashi ku sameystaan, shirka 11-ka bisha ka furmaya dalka waxa uu sidoo kale dhiirigelinayaa in qurba joogto Soomaaliyeed ay ka faa’iideystaan fursadaha jira si ay u maalgashadaan dalkooda, ayna hirgeliyeen xarunta Vosoco youth and Sport Academy”. Ayuu yiri Maxamed.

Maxamed Cali Axmed ayaa sheegay inay qorsheynayaan sidii loo balaarin lahaa xarunta ay u dhiseen dhallinyarada, waxaana uu qurba joogta Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka faa’iideystaan fursadaha maalgashi ee dalkeenna ka jirta.

Previous Post

Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed o soo saaray War-saxaafadeed

Next Post

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan bahda Cadaaladda

Next Post
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan bahda Cadaaladda

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan bahda Cadaaladda

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In