Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxamed Xaashi Carabeey Oo Ku Dhawaaqay In Uu U Taagan Yahay Xilka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maxamed Xaashi Carabeey Oo Ku Dhawaaqay In Uu U Taagan Yahay Xilka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad aad u ballaaran oo lagu soo bandhigayey musharaxnimada Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug ee Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado.

Xafladda waxaa kasoo qeybgalay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,baarlamaanka Galmudug,siyaasiyiin,odayaasha dhaqanka iyo marti sharaf kale waxaana ay aheyd mid lagu taageerayey musharaxa madax weyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Khudbaddo ay xafladda ka jeediyey mas’uuliyiinta kala gedisan ee ka qeybgalay ayaa waxey si wadajir ah ugu taageereen in Mudane Maxamed Xaashi Carabeey uu yahay nin u qalma qabashada xilka madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug islamarkaana ay ku taageerayaan musharaxnimadiisa.

Ugu dambeyntii khudbad uu ka jeediyey Munaasabadda Musharaxa madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa ku muujiyey musharaxnimadiisa waxaana uu ka codsaday Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug iney codkooda siiyaan.

DSC08302 DSC08303 DSC08304 DSC08305 DSC08306 DSC08309 DSC08310

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Deyniile oo u soo gudbay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka “Dhageyso”

Next Post

Lacago Shaqo Abuur ah oo La Siiyay Dhalinyarada Shaqo La’aanta ah ee Xaafada Islii “Sawirro”

Next Post
Lacago Shaqo Abuur ah oo La Siiyay Dhalinyarada Shaqo La’aanta ah ee Xaafada Islii “Sawirro”

Lacago Shaqo Abuur ah oo La Siiyay Dhalinyarada Shaqo La'aanta ah ee Xaafada Islii "Sawirro"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In