Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, tayaynta aqoonta hay’adaha dowladda iyo qodobbo kale la qaatay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya Catie Lott oo ay wehliyeen xubno ka tirsan kooxda USIAD ee Muqdisho.

Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo sii adkeyn lahaa dadaallada gargaarka, in la xoojiyo howlaha korjogteynta ee Hay’adda SoDMA heyso iyo in la maal-galiyo mashaariicda adkeysiga, gaar ahaan in gacansiyo yaryar loo abuuro dadka nugul, lagana hortago in ay degaannadooda nolol xumo uga barakacaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale, kulanka waxaa diiradda lagu saaray in la joogo xilligii Dowladda Soomaaliya toos loo soo marsiin lahaa deeqaha dibadda ka yimaada iyo in la iska kaashado dhisidda kartida hay’adaha kala duwan ee dowladda si loo buuxiyo firaaqa jira.

Ugu danbeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin ayaa taageerada joogtada ah ee dhan kasta leh kaga mahad-celiyay Dowladda Maraykanka, gaar ahaan Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID).

Previous Post

Xafiiska cusub Qaramada Midoobay ee UNTMIS oo si rasmi ah lòo furay

Next Post

Madaxweyne Qoor Qoor “Galmudug waxay diyaar u tahay inay qabato doorasho qof iyo cod ah”,

Next Post
Madaxweyne Qoor Qoor “Galmudug waxay diyaar u tahay inay qabato doorasho qof iyo cod ah”,

Madaxweyne Qoor Qoor "Galmudug waxay diyaar u tahay inay qabato doorasho qof iyo cod ah",

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In