Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Hay’adda SODMA iyo Wasiir ku-xigeenka Kalluumeysiga?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Hay’adda SODMA iyo Wasiir ku-xigeenka Kalluumeysiga?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiir  ku xigeenka Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Cali Ifiye Cali

Booqashada Wasiirka ayaa ujeedkeedu ahaa bogaadin ku aadan shaqada baaxada leh ee Hay’ada SoDMA u hayso shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen asigoo xusay  in mudadii yareed ee hay’adu shaqeyneysay  dabooshay baahiyo badan oo jiray

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Wasiir Cali ayaa balan qaaday  in Wasaaradda  Kalluumeysiga ay wada shaqeyn dhow la taagnaan doonto hay’ada SoDMA si bulshada Soomaaliyeed gargaar loo wada gaarsiiyo

Guddoomiye Maxamuud ayaa kaga mahadceliyay Wasiir ku xigeenka booqashada asigoo ku amaanay Wasaaradda Kalluumeysiga dadaalada ay ugu jirto in laga faa’iideesto Kheyraadka dabiiciga ah  dalkeenu leeyahay.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Guriceel “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Danjiraha Sweden ee Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Danjiraha Sweden ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Danjiraha Sweden ee Soomaaliya

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In