Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay ka wada hadleen Madaxda Hay’adaha SoDMA iyo WFP ?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maxay ka wada hadleen Madaxda Hay’adaha SoDMA iyo WFP ?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo madax kale oo ka tirsan SoDMA ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay Iskaashiga iyo wadashaqeeynta fog ay Hay’addu la leedahay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee Qaramada Midoobay.

La-taliyaasha iyo howlwadeennada hay’adda ayaa warbixin dhammeestiran kuna aaddan aragtida fog ee hay’adda SoDMA la wadaagay madaxda WFP ee uu hogaaminayay Mudane El-Khidir Daloum oo ah Madaxda WFP ee Soomaaliya.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Sidoo kale hay’adda WFP ayaa iyadana shirka la wadaagtay qorshayaasha fog ee WFP xafiiskeeda Soomaaliya, iyadoo diiradda la saaray xoojinta xiriirka wanaagsan ee labada hay’addod, si qoota dheerna looga hadlay sidii loo xaqiijin lahaa in lala dagaallamo leexsashada gargaarka bini’aadannimo iyo hubinta in gargaarku gaaro dadka tabaaleysan ee lagu talagalay si hufan isla-markaana waqtiyeysan.

Ugu danbeeyn: Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa ka mahad-celiyay wada shaqeeynta dhow ee ka dhaxeysa SoDMA iyo WFP Iyo guulihii taariikhiga ahaa ee la wada gaaray oo ay ka mid tahay; hormarinta iyo diyaarinta qorshaha istiraatiijiyadda shanta sano ee soo socota ee hay’adda SoDMA yeelatay iyo mashaariicda kale ee la xiriirta kor u qaadidda awoodaha hay’adda.

Previous Post

R/W Xamsa “Geeddi socodka hannaanka Maaliyadda, waxa uu kulmiyey dhammaan geeddigii loo soo marayey dhismaha hey’adaha dalka”

Next Post

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay inta u dhexeyso Baay iyo Bakool

Next Post
Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay inta u dhexeyso Baay iyo Bakool

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay inta u dhexeyso Baay iyo Bakool

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In