Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Maxkamad Ku Taala Kenya Oo Dambi Ku Heshay Labo Eedeysane

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Maxkamad Ku Taala Kenya Oo Dambi Ku Heshay Labo Eedeysane
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamad ku taala Kenya ayaa maanta la soo taagay saddex eedeysane oo lala xiriirinayo weerarkii xarunta Westgate.

Garsooraha Maxkamadda Nairobi Francis Andayi ayaa tilmaamay in danbi lagu helay labo eedeysane oo lagu kala magacaabo Maxamed Axmed iyo Xuseen Xasan Mustaf oo qeyb ka ahaa abaabulka weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ku qaaday xarunta Westgate magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana eedeysanaha saddexaad oo lagu magacaabo Liibaan Cumar lagu waayay kiiska la xiriiray weerarka xarunta Westgate.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Weerarka xarunta Westgate oo dhacay sanadki 2013 ayaa waxaa ku dhintay inta la ogyahay 67 qof.

Labada eedeysane ayaa xukunkooda Maxkamadda waxaa lagu dhawaaqi doonaa 22-ka bishan October.

Previous Post

Kulamo Lagu Horumarinayo Isboortiga Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga Oo Soo Xiray Kulan Wada Tashi Ah “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga Oo Soo Xiray Kulan Wada Tashi Ah “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga Oo Soo Xiray Kulan Wada Tashi Ah “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In