Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuno ku riday Afar Eedeysane oo lala xiriirinaayayAl shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuno ku riday Afar Eedeysane oo lala xiriirinaayayAl shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday Rag ka tirsan Maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al shabaab ku waaoo loo hayso in ay ka dambeeyeen Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ayna wax ku noqdeen Shacab Soomaaliyeed.

Dacwadaha afartan qof uu xafiiska xeer ilaalinta guud ee Maxkamada Ciidamada qalabka sida kusoo oogay ayaa  soo maray heerar kala duwan ,waxaana dacwadooda ay soo martay ilaa sedax dhageysi maxkamadeed oo intooduba ahaa kuwo furan oo dadweynuhu ay si furan uga soo qeyb galayeen,sidoo kale eedeysanayaasha waxaa u doodayay abuukaatayaal ama qareeno si aysan u dhicin duudsi cadaaladeed eedeysanayaashuna ay u helaan hufnaan cadaaladeed oo ay ku qanci karaan.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Xafiiska xeer ilaalinta guud ee ciidamada qalabka sida ayaa maxkamada hor keenay cadeymo isugu jira qoraalo iyo muuqaalo uu xafiiska xeeer ilaalinta u cuskaday in ay cadeymo u yihiin eedaha loo heysto.

Gudoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida gaashaanle sare xasan cali nuur shuute ayaa xukunka ku dhawaaqay.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Maxkamadda:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/CODKA-GUDDOOMIYAHA-MAKAMADA-D-1aad-EE-CIIDAMADA-QALABKA-SIDA-05-12-2017.mp3

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka Amniga Qaranka oo maanta la soo gaba gabaynaayo

Next Post
Shirka Amniga Qaranka oo maanta la soo gaba gabaynaayo

Shirka Amniga Qaranka oo maanta la soo gaba gabaynaayo

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In