Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo ufadhiisatay Dacwad loo heystay labo eedeysane +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo ufadhiisatay Dacwad loo heystay labo eedeysane +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta ufarisatay wajiga kowaad ee dacwadii lo heystay 2 eedeysane oo mid kamid ah uu yahay shacab halka kan kalane uu ka tirsan yahay ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed.

Labada eedeysane oo kalaah Dable xoogga Cabdi Cabdule jaliil iyo,iyo Ibraahim Maxamuud  oo shacab ayaa lo heystaa lunsasho Dhuunta qoriga dhashiikaha ee ay ku howl gali jireen ururka 40-aad guutada 5 aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Related posts

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

February 7, 2026

Dhageysiga fadhiga Maxkamada waxaa daah-furay Guddumomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad, Gaashanle Maxamed Amiin Cabdule Aadan,

Ku xigeenka xeer ilaaaliyaha guud ee maxkamada ciidamada qalabka sida iyo qareenkii dhifaacaya ayaa dhankooda inta ay dacwaddu socotay  dood dheer dhax martay. Sidoo kale abuukaate carab yuusuf Nuur shabeel oo ah qareenkii udoodayay ee dey sana yaasha ayaa Maxkamada ka codsaday in eedeysanayaashani  lo firiyo sifaalaha danbiga Fududeeynaya.

Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamada ciidamada qalabka sida gaashanle Maxamed Cabduqaadir Maxamed ayaa garsoorka ka hor cadeeyay in eedeysanayaasha  ay isku dayeen lunsadaan hantida ciidanka xooga dalka,waxaana uu Garsoorka ka codsaday in lamarsiiyo ciqaab uqalanta si ay tusaale ay ugu noqoto Askarta iyo saraakiisha  kale ee ka tirsan  ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed.

Garmaqalka isi soo laabashada maanta Maxkamada waxaa soo xeeray Guddoonka Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ,gaashanle Maxamed amiin Cabdule Aadan.

Tags: Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad oo Maanta ufadhiisatay labo eedeysane +Sawirro
Previous Post

QM oo War Ka soo Saartay Warbixintii Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Doorashada 2021

Next Post

Ergooyin ka qeyb-galaya Shirka Nabadeynta Goldogob oo lagu soo dhaweeyay Degmadaasi+sawirro

Next Post
Ergooyin ka qeyb-galaya Shirka Nabadeynta Goldogob oo lagu soo dhaweeyay Degmadaasi+sawirro

Ergooyin ka qeyb-galaya Shirka Nabadeynta Goldogob oo lagu soo dhaweeyay Degmadaasi+sawirro

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

Safaaradda JFS ee dalka Tanzania oo dhawaan xarig jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka safiirka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(TANZANIA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas...

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

Madaxweynaha JFS oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QATAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si qoto dheer ula wadaagaysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In