Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Sare ee Kenya oo joojisay xiritaanka Dhadhaab iyo Kaakuma

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Sare ee Kenya oo joojisay xiritaanka Dhadhaab iyo Kaakuma
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa si ku meel gaar ah u joojisay go’aankii dhinaca ka rarnaa ee ka soo baxay dowladda Kenya ee ahaa in la xiri doono xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kaakuma oo ay ku jiraan in ka badan 400,000 oo qaxooti ah oo intooda badan ay Soomaali yihiin, sida ay ku warameen warbaahinta gudaha.

Go’aanka maxkamadda ayaa waxaa uu ka dambeeyay markii siyaasiyiin maxali ah gudbiyeen dacwad ka dhan ah go’aanka dowladda ku xireyo xeryahaas, iyadoo ku marmarsiyooneysa arrimaha amni la xiriira.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxkamadda ayaa dib u dhigtay go’aanka xukuumadda muddo 30 cisho ah.

24 Maarso ee sanadkan ayaa wasiirka arrimaha gudaha Kenya Fred Matiangi ku dhawaaqay in xukuumadda Nairobi albaabada ku laabayso xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma iyadoo hey’adda Qaxootiga ee UNHCR ku wargelisay in muddo 14 cisho lagu fulin doono go’aanka.

Sidan oo kale, Kenya ayaa 2016 shaacisay in ay xireyso xeryaha Qaxootiga, hase ahaatee go’aankaas ma dhaqan gelin.

Go’aanka dowladda Kenya ayaa loo arkaa in arrimaha Qaxootiga ay siyaasadeynayo, maadaama waji gabax kala kulantay dacwaddii Soomaaliya kula gashay maxkamadda ICJ ka dib markii qeyb kamid ah biyaha wadanka ay muran gelisay Kenya.

Previous Post

Dadweynaha reer Jabuuti oo saaka o dareerey goobaha cod bixinta

Next Post

Maamulada Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis wada gaaray

Next Post
Maamulada Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis wada gaaray

Maamulada Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis wada gaaray

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In