Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqsiyaad dacaayad ka fidinaya Maxkamadda ciidanka oo digniin loo jeediyay “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin dadka isku dayay in maxkamadda dacaayad been abuur ah ay ka fidiyaan,  sharcigana  lala tiigsan doona  shaqsiyaadka nuucaasi oo kale ah.

Kaddib markii dhawaan ay soo baxday Dacaayad laga faafiyay Maxkamada ciidanka qalabka sida ee Soomaliya oo ahayd in maxkamada ay badashay ruuxii dilka u geeystay Marxuum Filim-qaade Sakariye Maxamed Maxamuud Macalin,  isla markaana ay 4 tii bishaan toogasho ku fulisay ruux aan ahayn kii dilka geestay, ayaa waxaa arintaas ka hadlay Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidanka qalabka Sida iyo Aabaha dhalay Filimqaade Sakariye Maxamad Maxamuud Macalin.

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026

Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha maxkamadda ciidanka Qalabka Sida ee Soomaliya Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Xuseen Maxamed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa uu faah Faahin ka bixiyay marxaladihii uu soo maray dacwadii Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ay ka soo gudbisay.

http://radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/12/WAR-AXMED-CALI-KAAHIYE-.mp3
Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Xarunta Waaxda Taleex ee degmada Hodan oo dib loo howlgeliyay “SAWIRRO”

Next Post

Xarunta Waaxda Taleex ee degmada Hodan oo dib loo howlgeliyay “SAWIRRO”

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In