Maxamed Cabduqaadir Sheikh Ibrahim oo ka tirsan Boliiska Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, gaar ahaan kuwooda ka howl galo magaalada Afgooye ayay Maxkamadda Ciidama ku xukuntay dil toogasha ah.
Maxkamadda ayaa sheegtay in Maxamed Cabduqaadir, 25-kii bishii April ee Sanadkan uu Mindi (Toorey) Ku dilay Allaha unaxariistee Cabdifitaax Cabdullaahi Cali, kadib markii uu mauran dhex maray.