Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo qaaday kiis dil ah oo loo heysto labo qof “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo qaaday kiis dil ah oo loo heysto labo qof “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudomiyaha maxkamada Qeybta 27aad Ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdule Aadan ayaa weydiinayo Cabduqaadir Faarax Dhaqane  iyo Maxamuud Xuseen Aadan jiritaanka Eedda ay Xafiiska Xeer Ilaalinta CQS soo diyaariyeen.

Intaas kadib waxaa la gudda galay dhageysiga Maragyo isugu jiro Ciidan iyo Rayid oo ay Maxkamadda wax ka weydiisay Ogaalkooda sida ay wax u dhaceen.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Gashaanle Axmed cabdulahi oo ah Baaraha Kiiskan ayaa  maxkamadda usheegay in natiijada Baaristooda ay u soo baxday ku tala gal Dambi.

Gaashanle Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo sharaxayay kiiskan ayaa Maxkamadda la wadaagay in Eedeysanayaasha ay si ku tala gal ah u  galeen dambiyada uu ku soo eedeeyay Xafiiska Xeer Ilaalinta CQS.

Cadaymaha dambi Muujinta sida Xaanshida Cadeynta dhimashada dhakhtarka oo ay bahda Caaafimaadku sheegeen in ay u Muuqato in xabadaha marxuumiinta ay u dhinteen ay ahaayeen kuwa lagu hubsaday AFSAAR.

Xeer ilaalinta ayaa ka codsatay Garsoorka in lagu xukumo labada Eedeysane Ciqaab u dhiganto Qodobada Eedda ku xusan.

Maxamed Xuseen Cumar oo ah Qareenka udoodayay Eedeysanayaasha ayaa weydistay Maxkamadda in mag dhow laga qaado labada Eedeysane oo uu sheegay in aysan jirin Eedo hore oo loo haysto.

Gaashanle Maxamed Amiin Guddoonka Fadhiga  ayaa soo xiray Garmaqalka Eedda kadhanka ah Cabduqaadir Faarax Dhaqane iyo Maxamuud Xuseen Aadan oo ka kala tirsan Ciidanka Boliiska iyo Ciidanka Xoogga dalka.

Edited:- Abdulkadir Isse

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BFS

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo hadhimo sharafeed u sameeyay Safiirka Shiinaha ee muddo xileedkiisa shaqo uu ka idlaaday “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo hadhimo sharafeed u sameeyay Safiirka Shiinaha ee muddo xileedkiisa shaqo uu ka idlaaday “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo hadhimo sharafeed u sameeyay Safiirka Shiinaha ee muddo xileedkiisa shaqo uu ka idlaaday “SAWIRRO”

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In