Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60-aad oo Xukun Ku Riday Labo Askari

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60-aad oo Xukun Ku Riday Labo Askari
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad ayaa Maanta Xukun Ku Riday Labo Askari oo horay Dil ka kageystay Magaalada Baydhabo e xarunta gobalka Baay.

Dable Boolis Abaadir Isxaaq Nuur oo Xaaskiisa  ku dilay Xafada Isha ee magaalada Baydhabo ayaa Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ku riday Xukun dil ah, Ka dib markii  Xafiiska Xeer ilaalinta Maxkamadda ku eedeysay in uu Si Bareer ah  u diley xaaskiisi.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Sido kale Maxkamadda ayaa Xukun ku ridey Askari kale oo ka tirsanaa Ciidanka Dulmi diim, Dable Maxamed Buule Ahmed   oo Baydhabo ku diley Maxruum lagu magacaabijiray Cali Xasan Dooyow,   kaasi  oo Maxkamada ku xukuntay in uu bixiyo Diyada marxuumka oo ah Boqol Neef  oo Geel ah iyo 5-sano  oo Xabsi Ciidan ah.

Waxaa ugu danbeeyn Xukunka Maxkamadda ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60-aad Gaashanle Sare  Aadan Abuukar Maxamed.

Previous Post

Wafdi uu hogaminayo Madaxweyne Kuxigeynka Hirshabeelle oo garay Dagmada Buulo-burte

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo gaaray magaalada Garbahaarreey

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo gaaray magaalada Garbahaarreey

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo gaaray magaalada Garbahaarreey

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In