Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ICJ oo laashay dalabkii Kenya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ICJ oo laashay dalabkii Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay in Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ay laashay dalabkii Kenya ee ahaa in dib loo dhigo dacwadda Badda ee kala dhaxeeysa Soomaaliya.

Mahdi Maxamed Guuleed  Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka oo Shir Jaraa’id qabtay ayaa waxaa uu sheegay in Maxkamadda ICJ ay  si cad u shaacisay in aysan aqblayen in mar kale dacwadda dib loo dhigo, sidaas dareedeedana ay u diyaar garoobaan labada dal.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026

“ Maxkamadda waxa ay go’aan shalay ku gaaray in dhageysiga dacwadda oo ay horayna  u muddeysay haseyeeshee Kenya ay codsatay in dib loo dhigo, in aan la aqbaleynin in markale dib loo dhigo. Sidaa daraaddeed dhinacyadu ay u soo diyaargaroobaan 15-19 bisha March ee inagu soo aaddan Insha alla ayuu yiri” Mahdi Guuleed.

Waxaa uu hadalkiisa uu in taasi ku daray in dowladda Soomaaliya dhinaceeda ay u diyar garoowday ka qeyb-galka qaadista Dacwadda, hadii looga qyeb-galayo Aalada Zoomka ee dhinaca Internet-ka ama Xubno loo dirayo Maxkamadda.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay isku kalsoon tahay, waxana uu Shacabka ugu baaqay inay u so duceeyaan.

Maalmo ka hor ayaa dowladda Kenya waxaa ay ka codsatay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ in markii afaraad dib loo dhigo kiiska dacwadda Badda, hayeeshee dowladda Soomaliya ay Maanta sheegtay in Maxkamadda dalabkaas ay laashay.

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Gedo

Next Post

Heshiis laga gaaray colaaddii degaanka Xananbuure -Sawirro

Next Post
Heshiis laga gaaray colaaddii degaanka Xananbuure -Sawirro

Heshiis laga gaaray colaaddii degaanka Xananbuure -Sawirro

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In