Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Sare ee dalka Malaawi oo wax kama jiraan ku tilmaantay doorashooyinkii ka dhacay dalkaas.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Sare ee dalka Malaawi oo wax kama jiraan ku tilmaantay doorashooyinkii ka dhacay dalkaas.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Codadkii ay dhiibteen dadka codkooda bixinaya ee ka qayb galaya doorsahada ka dhacday dalka Malawi bishii May ee ina soo dhaaftay ee madaxweynaha hadda talada haya uu ku soo laabtay xafiiska madaxtinnimo ee dalka Malawi ayaa sababtay in dalka uu ka dhaco iska hor imaad sababay in dad ay ku geeriyoodaan oo dalka Malawi ay ka dhacdo degganaansdho la’aan

Maxkamadda Destoorka dalka Malawi ayaa wax kama jiraan ku tilmaantay doorashadii muranka dhalisay ee kal hore ka dhacday dalka Malawi oo Maxkamaddu ay sheegtay in doorashadaasi aanay u dhicin sidii loogu tala galay oo ay jiraan waxa ay maxkamaddu ku tilmaantay ku shubasho ,waxayna Maxkamaddu amartay in mar kale laga qaban qaabiyo doorasho u dhacda xaq iyo xalaal.

Related posts

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026

Guddi ka kooban ilaa shan qaaddi ayay Maxkamaddu u saartay in ay ogaadaan sida ay wax u dhacayaan ,waxayna guddidaasi ay amar ku bixiyeen in mar kale doorashada la qabto muddo 150 maalmood gudahooda ama shan bilood gudahood

Maxkamadda dalka Malawi ayaa baabi’isay natiijooyinkii kal hore ka soo baxay doorashadii ka dhacday bishii May ee sanaddii 2019kii,waxayna guddidaasi ay sheegeen in qaab kale oo aan waxza la isdaba marin Karin in ay ku dhacdo doorashada dalka Malawi

Madaxweeynaha talada haya ee dalka Malawi  Peter Mutharika ayaa waxaa uu heegay in haba yeraatee aanay jirin wax ku shubasho ah

Guddiga doorashooyinka dalka Malawi ee marka la soo gaabiyo lo qoro  M.E.C AYAA SHEEGAY IN DOORASHADII HORE UU HELAY MADAXWEEYNAHA HAYA TALADA DALKA MALAWI 38 COD IYADA OO NINKII KALE EE KULA LOOLAMAYAYNA UU HELAY 35 KAAS OO AHAA MADAXWEEYNE KU XIGEENKII HORE EE DALKA MALAWI Sawloos Chilma

Doorasahadan mar kale ku celiska ah ayaa noqnaysa tii ugu horreeysay ee noooceeda ah ee ka dhacda dalka Malawi.

Previous Post

Wasaaradda caafimaadka oo bilowday baarista dadka soo galaya dalka Si Looga hortago Coronavirus

Next Post

Dibad-bax lagu taageerayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka dhacay Magaalada Guriceel.

Next Post
Dibad-baxyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Galmudug iyo ku xigeenkiisa oo ka socdo qeybo ka mid Galmudug “Sawirro”

Dibad-bax lagu taageerayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka dhacay Magaalada Guriceel.

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In