Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Messi oo la fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah kadib guul daradii xalay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Messi oo la fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah kadib guul daradii xalay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaaryahanka caalamiga ah ee u dhashay dalka Argentina una dheela kooxda kubadda cagta ee Barcelona Lionel Messi  ayaa ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah ee xulkiisa kadib markii xalay guuldaro kala kulmay xulkiisa wadanka Chile taas oo aheyd tii afaraad oo xulkiisa Argentina  kala kulmo dalka Chile muddo sagaal sano gudaheed ah.

Messi, ayaa xulkiisa ka khasaariyay gool ku laad, waxayna ciyaartaas ku dhammaatay afar iyo labo gool ku laadyadii loo dhigay kadib markii labada xul is mari waayeen intii loogu talagalay ciyaarta.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

“Aniga wax micno ah iima lahan. Waxaana iga dhammaaday  xilligii xulka qaranka, waxaa sameeyay wax kasta oo aan awoodi , mana ahan mid wax u dhimeysay in ahay horyaal,”  ayuu sheegay  29-jirkan .

Barcelona waxaa uu kula guuleystay afar koob oo horyaalka Spain iyo afar kan qaaradda Yurub, laakiin koobta kali ah ee caalamiga ah waxaa uu ku guuleystay sanadkii 2008 ciyaarihii Olmpic-yada ee dalka China lagu qabtay

Argentina ayaa 1-0 Jarmalka ugu badiyeen sanadkii 2014 ciyaarihii koobka aduunka ka hor inta aan labo ciyaar kama dambeys oo copa America ah aan Chile ugu adkaanin. Messi sidoo kale waxaa uu guul daro kala kulmay wadanka Brazil 2007 ciyaartii kama dambeysta ee Copa America.

Gool hayaha Argentina iyo Manchester United Sergio Romero ayaa sheegay in uu rajaynaayo in Messi dib u eegis doono go’aankiisa ” Waxaa u malaynaa in uu go’aankan qaatay waqti aan caadi aheyd, sababta waxaa ay tahay fursad aad u wanaagsan ayaa naga luntay. Mana qiyaasi kari sida uu u ekaanayo xulka qaranka oo Messi la’aan ah.”

Messi ayaa Barca u dhaliyay 453 gool  531 ciyaar oo uu u saftay , taas oo ay ku jirtay Recordka uu ka dhigay horyaalka dalka Spain oo uu 312 gool. Waxaa uu sidoo kale ku guuleystay  shan jeer kubadda dahabka ah ee loo yaqaano Ballon d’Or.

_90123093_messiheadonturf_ap _90123095_handsoverface_reuters _90123439_messi_miss_reuters _90123440_messi_ap_shirt _90123441_messi_sitting_afp _90123443_messi_back_afp

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Cumar “Wasiir Burci Wuxuu ka dhintay qaranka Soomaaliyeed isagoo hawshiisa gudanaya”

Next Post

Ciidan XDS oo dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud

Next Post
Ciidan XDS oo dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud

Ciidan XDS oo dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In