Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Iskaashaatada Beeraleyda Beladweyne oo soo bandhigay dalagyada ka soo go’a beerahooda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Midowga Iskaashaatada Beeraleyda Beladweyne oo soo bandhigay dalagyada ka soo go’a beerahooda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga iskashatada Beeraleyda Degmada Beladweyne oo ka kooban 14 iskaashato ayaa soo qabtay bandhihg ay ku muujinayeen dalagyada ka soo go’a beerahooda kaasi oo ah mid ay qabtaan sanadkiba mar, isla markaan ay ku soo bandhigaan nuucyada kala duwan ee dalagyada lagu beero beeraha gobolka hiiraan, si ay u muujiyaan waxyabaha uu qaniga ku yahay gobolka, Allena uu ku maneystay bulshada magaalada Beladweyne iyo guud ahaanba Gobolka Hiiraan

Madaama ay caan ku yihiin bulshada Gobolka Hiiraan wax soo saarka Beeraha Gobolka iyo dhaqashada xoolaha nool ayaa waxa ay goobta ku soo bandhigeen dhamaan nuuyada kala duwan ee  dalagyada lagu beero Beeraha gobolka Hiiraan.

Related posts

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026

Guddoomiyaha Midowga iskaashatda Beeraleyda Degmada Baladweyne Cilmi Cabdullaahi Maxmed   oo loo yaqaano Cilmi Dugow iyo Cabdiraxamaan Maxamed Cabdi Cali oo ah xogeynta Midowga iskaashatada Beeraleyda ayaa sheegay in ay jiraan caqabado ay la kulamaan beeraleyda

Guddoomiyaha Degmada Beladweyne Cisman Dhicisow Dhuubow, Agaasimaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Cabdullaahi Cali Cabdi iyo Cabdi Dhuubow Xasan ayaa si wada jir u bogaadiyay bandhiga ay qabteen Midowga Iskashata Beeraleyda Degmada Beladweyne.

Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo bogaadiyaay bandhigga dalagyada ku saabsan ayaa balanqaaday in Wasaradda Beeraha Hirshabeelle ay si dhow ula shaqeyn doonto 14 iskaashato, ayna ka cawin doonto waxyaabaha ay u baahanyihiin, aydoo Wasaaraddu kaashan doonto Dowladda Federaalka iyo hay’adaha ku shaqada leh arrimaha beeraha.

Previous Post

Marwada Koowaad ee Dalka oo xarigga ka jartay xarunta Caafimaadka ee Hooyada iyo Dhallaanka ee Degmada Hobyo “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Qoor-Qoor oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug

Next Post
Madaxweyne Qoor-Qoor oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug

Madaxweyne Qoor-Qoor oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In