Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Midowga Yurub Oo Ku Baaqay In Wada Hadal Lagu Xaliyo Xaalada Ka Taagan Bariga Badda Mediterranean-Ka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Midowga Yurub Oo Ku Baaqay In Wada Hadal Lagu Xaliyo Xaalada Ka Taagan Bariga Badda Mediterranean-Ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

U qaybsanaha Midowga Yurub ee Arrimaha Dibadda iyo Siyaasadda Josep Borrell ayaa sheegay in Midowga Yurub uu doonayo inuu kaalin ka gaysto sidii loo abuuri lahaa fursad sahli karta in wada hadal iyo isfahan lagu dhameeyo xaaladda bariga badda Mediterranean-ka.

Hadalkan ayaa soo baxay kadib markii uu maalmo kahor soo dhamaaday shirkii Wasiirada Arrimaha dibadda ee Midowga Yurub oo ka dhacay magaalada Berlin ee dalka Jarmalka, iyagoo isku raacay in wadahgadal loo furo dalalka Turkiga iyo Giriiga oo xiligan ku muransan badda Mediterranean-ka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Xiisadda cakiran ee badda Mediterranean-ka ayaa ka dhalatay kadib markii Dawladda Turkigu ay qayb kamid ah baddaas kasoo saartay gaaska dabiiciga ah, kaasoo dhaliyay muran xoog leh.

Waxaana wadamo badan oo ku teedsan Mediterranean-ka ay ku doodayaan in Dawladda Turkigu ay iska maamulatay khayraad ku jira baddaas oo ka dhexeeya dalal badan oo dugsada badda Mediterranean-ka.

 Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax

Previous Post

Ciidanka Danab oo howlgal ka sameeyay Waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO

Next Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Daahfuray Mashruuca Biyoole “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug Oo Daahfuray Mashruuca Biyoole “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug Oo Daahfuray Mashruuca Biyoole “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In