Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Militeriga Koonfur Afrika oo la geeyay gobollada ay rabshadaha  ka socdaan

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Militeriga Koonfur Afrika oo la geeyay gobollada ay rabshadaha  ka socdaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Militeriga Koonfur Afrika ayaa la geeyay gobollada KwaZulu, Natal iyo Gauteng kadib rabshadihii ka dhashay markii la xiray madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma.

Miiteriga ayaa laamaha amniga ka caawin doonna sidii loo joojin lahaa xiisadda maalmihii lasoo dhaafay gobolladaas ka socday.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Goboladda KwaZulu, Natal iyo Gauteng ayaa waxaa maalintii 5aad ka soconaya banaanbaxyo boob iyo rabshado wata.

Dhanka kale maxkamadda dastuuriga ah ee Koonfur Afrika ayaa waxa ay haatan dhagaysanaysaa arji kaga yimid madaxweynaha hore ee xabsiga ku jira, taas oo uu ku doonayo in xukunka xabsi loogaga laabto.

Muuqaallada lasoo geliyay baraha bulshada ayaa muujinayay dad boobaya dukaamo iyo kuwa dab qabadsiinaya dhismooyin ku yaalla halkaas.

Sirddoonka Koonfur Afrika waxay sheegeen in 6 qof ay ku dhinteen rabshadaha halka 200 qof la xiray tan iyo markii qalalaasaha ay ka bilowdeen gobolladaas.

Booliska gobolka KwaZulu-Natal waxay dadka boobka geysanayo ku eedeeyeen inay ka faa’ideysanayaan xaaladda ka socoda gobolladaas.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha taliska qeybta 27-aad

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo kulan la qaatay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo kulan la qaatay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo kulan la qaatay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In