Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mudanayaasha Golaha shacabka oo Akhrinti labaad mariyay Miisaaniyada Dowladda ee 2018

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Mudanayaasha Golaha shacabka oo Akhrinti labaad mariyay Miisaaniyada Dowladda ee 2018
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka mudanayaasha golaha shacabka oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,waxaa ugu horeyn golaha uu ka hadlay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu magaaladda jerusalem ugu aqoonsaday caasimada Isra’iil ,waxaana gudoomiyaha golaha shacabka uu sheegay in go’aanka dowalda mareykanka uu halis ku yahay dadaalada nabada ee mareykanka uu ka waday Palestine iyo Isra’iil  iyo guud ahaan amaanka Gobolka ,isagoo sheegay in golaha shacabka uu arintaas qaraar  kasoo saari doono

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad c/lla Cawad ayaa soo jeediyay in arintaas qaraar laga dhigo Xildhibaanada arimahaasi aadka u yaqaanana looga baahanyahay in gudiga arimaha dibada arimahaasi kala shaqeeyaan

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Intaasi ka dib gudiga maaliyada ee golaha shacabka ayaa golaha ka hor aqriyay warbixinta gudiga ee odoroska miisaaniyada qaranka ee sanadka 2018-ka waxaana golaha ka hor akhriyay Gudoomiye Kuxigeenka gudiga Miisaaniyada ee Golaha shacabka,waxaana kulanka ku sugnaa Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Prof  C/llaahi Sheekh Cali Qaloocow.

Qaar ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka aragtidooda ka dhiibtay warbixinta gudiga iyo wasaaradda maaliyada ee miisaaniyada 2018-ka

Gudoomiyaha  golaha shacabka mudane maxamed sheekh cusmaan jawaari oo kulanka soo xiray ayaa sheegay gudiga arimaha dibada looga baahanyahay in qaraarka ay si deg deg ah usoo diyaariyaan,gudiga dastuurka ee golaha shacabkana uu warbixintiisa  golaha hor keeno ,waxaana gudoomiyaha uu sidoo kale sheegay in xildhibaanada golaha shacabka lagula xisaabtami doono howlaha ay shacabka u hayaan

Previous Post

kulan looga hadlayay Amaanka Gobalka shabeellaha dhexe oo ka dhacay Degaanka Dacaar

Next Post

Tababar ku saabsanaa isla xisaabtanka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Next Post
Tababar ku saabsanaa isla xisaabtanka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Tababar ku saabsanaa isla xisaabtanka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In