Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawiro: Mudane Jawaare oo gaaray magaalada Jowhar.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Sawiro: Mudane Jawaare oo gaaray magaalada Jowhar.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada Soomaaliya mudane Jawaari ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhaxe.

Wafdiga gudoomiha Baarlamaanka ayaa magaalada Jowhar u gaaray in ay googjoog ka noqdaan doorashada gudoonka baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle.

Related posts

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

June 28, 2026
Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

June 28, 2026

Waa markii ugu horeysay oo uu gaaro gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya magaalada Jowhar intii uu hayey xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

DSCN6354 DSCN6349 DSCN6347

Previous Post

Ciidamada Dowladda oo fashiliyay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab

Next Post

Daawo Sawirrada: Dib u dhiska iyo bilicda ka muuqata waddada Wadnaha ee magaalada Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirrada: Dib u dhiska iyo bilicda ka muuqata waddada Wadnaha ee magaalada Muqdisho

Daawo Sawirrada: Dib u dhiska iyo bilicda ka muuqata waddada Wadnaha ee magaalada Muqdisho

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Sanad-guurrada 49-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si weyn looga dabaaldegay magaalada Melbourne ee dalka Australia, halkaas oo ay...

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay Xoghayaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo,...

Taliye Mahad Salaad oo Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero ciidan oo ay leedahay Hay’adda NISA

Taliye Mahad Salaad oo Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero ciidan oo ay leedahay Hay’adda NISA

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa magaalada Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In